Unidef - UWAX - WAXP

MA SIDAANAA U DAMBEYSAY IMAARAAT TAN WAX KAWEYN MAJIRO YAAB!

YouTube video


MA SIDAANAA U DAMBEYSAY IMAARAAT TAN WAX KAWEYN MAJIRO OGOW JAZIIRADA CARABTA RASUULKA S.C.W WUXUU KA YIRI SIDAN.. YAAB! SOMALI HA BARAARUGTO.
Join this channel to get access to perks:
https://www.youtube.com/channel/UCWwilof45W1Kqzj6ojPjANA/join

FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH

IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS

SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
Dulmidiidchannel@gmail.com

DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,

HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA

BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com

Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, #software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla.
https://www.youtube.com/channel/UCflyQ5Dzv7NKj8T6T6cdNqw
MAHADSANID.

source

ArabicChinese (Simplified)DutchEnglishFrenchGermanIndonesianItalianJapanesePortugueseRussianSpanishTurkish

Related Articles

32 Comments

  1. Waxa imaan doona wakhti islaamku uu la mid noqon doono adigoo danbiil dab ah gacanta ku haysta

  2. Subxaana laah waxaan dhalanay islaamkoo dulleysan maxaan dhineynaa isagoo dulleysan allow nadaahiri oo noo naxariiso kuwa somaliyeed dhiigga ayey ku weyseysan oo iyagaa isku jihaadi afartan sano kabadan carabina sanamadii laga daad shay ayey dib udhisa neysaa oo ay soo aruur satay allow nabad baadi wixii dhimir lahow kafiir sada waxaad falaysaan sheeqow ku wacyi geli inducada labadiyo maanta waxaa nasiibleh ciddii alle kadhor satta sheeqow alle haku barakeeyo maquusa neyno alle weyne wuu karaa inuu soo celiyo quruxdii islaamka kuwa lafalaasho alle naguma daro aadnigii wuuba ku dayoobay dunuubtii

  3. Sheekh nimankan MBS kan UAE Al-SiSi e.t.c koxdaasi waxay caddaysteen horeyna u sheegeen islaam inan waxba u haynin yoolkooduna waa in hoos loo dhigo muslimka mafahmin miyaa sheekh xataa waxay dheheen yuhuud ban la walalobaynaa

  4. Midas aad sheegayso waxaa ka wen mida wadankeena suran hal jeer xitaa kama hadal shiiqow

  5. Subxaanallaah subxaanallaah 😭 allow xifdhi yaaraballcaalamiin allaahu ma aamiin 🤲🤲😭😭😭😭

  6. allow madaxda musliminta soo hadeey inta qaldan intuusan uqorneynna alle ummadaada nehe sharkooda naga kaafi oo inadhaafi gebigoodba aamin ya allah wxi musliminta qer kulasoo maqan allow ugu gargaar oo kana ajirsii wxi ummada dhibkeeda doonayana alle naga kaafi sharkooda aamin ya allah

  7. Sxb Emaaraatka kan hogaamiyo waa nin shayaadiinta caabuda kaasina maxaad kasugeysaa ilaahaan kamagan galnay sharkooda Emaaraatka caadeystay dhibaateynta islaamka ay kuwadaan waana ninka kaliya ee loo adeegsado burburinta dowladaha islaamka ilaahow adaa weynoo awoodleh

  8. Ma wxs baa la yaab ah Carabtu dulmi intaa ka weyn bey ku sameeyaan muslimiinta…. Kuwa har iyo habeen Yemen garaacaya saw iyaga maaha… Mxaa ka galy muslim ay Hindi dileyso.

  9. cajaaib cajaaib Laa xowla wala Quwata illa billah Illahow adan ka magan galanay fasahadka iyo shirkigiisa

  10. إذا نظرنا إلى ما يفعله بعض زعماء الدول الإسلامية ، وكأنهم أسوأ من غير المسلمين ، وللأسف كأن كل شيء طبيعي ، لأن لا أحد يجرؤ على فتح فمه خوفا منهم ، ونحن نفهم من هنا أننا نعيش في زمن تخريب الإسلام والمسلمين وتدمير الإسلام عمداً ‏من قبلي رؤساء أنا ولا حول ولا قوة إلا بالله.

  11. I really don't like hindus or Singh coz they do not like Muslims becoz WE do eat meats
    So Emirates will soin receive the answer from ALLAH
    Insh' ALLAH
    Salama from 🇩🇯

Back to top button