Constellation - DAG

UK | IRAN | RUSSIA | TURKI | EU | US. XAALAD DAG DAG AH?

YouTube video


#Britsomalitv #luxuriant
DEG DEG:
RUUSHKA OO XAALAD DAG DAG AH GALIYAY QAYBA KAMID AH DALKA UKRAINE.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA CAAWA IYO ENG ABTIDOON.
Australia has reversed a decision made four years ago to recognise West Jerusalem as the capital of Israel.

Foreign Minister Penny Wong said the 2018 move had undermined peace and “put Australia out of step with the majority of the international community”.

She stressed that Australia remained a “steadfast friend” to Israel. Its embassy will stay in Tel Aviv.
luxuriant168.co.uk/collections/shop/products/hair-growth-set
Remember to mention BSTV to get your 10% discount. CALL NOW! ON +447905472012.

GOD SAVE THE KING CHARLES III
KING CHARLES III
THE QUEEN
Brit Somali TV
Bitcoin
The psychological weight loss strategy
bitcoin news
Dr Mula Ali
Dr Mula Ali Kurdistani
see some weird treats
Abdihafid Mahamud Jama
weight loss tips
St George’s Chapel Windsor
Canadians say goodbye to the Queen
vidIQ
diet plan
diet plan to lose weight fast
diet plan to lose weight fast in tamil
diet plan to lose weight fast in tamil for girl
heeso cusub 2022
How To Lose Weight Fast 10 kgs in 10 Days – Full Day Indian Diet/Meal Plan For WeightLoss
The Best Meal Plan To Lose Fat Faster (TRY THIS!)
diet plan to lose weight fast for women
#mahsaamini

source

ArabicChinese (Simplified)DutchEnglishFrenchGermanIndonesianItalianJapanesePortugueseRussianSpanishTurkish

Related Articles

39 Comments

  1. Abdixafid engineer ka igu salaan waan ku haysta odayga yar wuu shidan yahay 😂😂😂😂

  2. Asc Abdihafid UK waxaa ku dhacay xaqdaradii uu ka qaaday Afrika maxaa yeelay waa xiligii uu burburi lahaa Uk

  3. Asc Abdi Xafid iyo Engineer Abti Doon waan idiin Salamay From 🇺🇬 Uganda 🇺🇬 Thanks 🙏 Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴 Tv ❤️💙🙏 Allaha idiin Xafido Dhamaantiin 🙏❤️💚💙💛💜🖤🧡🙏

  4. Waxaanaanu jeclaan lahay falanqaytiina habeen walba inaa ku soo dartaan dagaalka argagixisada lagula jiro iyo sida aanu dagaalku uhabaysnayn iyo qaab qabiil loogu dhawaaqay dagaalkiina beel iyo laba mooyee aan cidkele gelin dagaal xumina reer hiiraan ku socdo in lagu daawanaya aad moodo weliba beeshii ay isku dawlad goboleedka ahaayeen oo ah beesha mw ha ay ku daawanayaan a

  5. Masha allah eng and Abdihafid uk siyasada uk halis kujirta maybe general election in la aado😂😂😁

  6. Salaanta kudara dhageysta- yaasha waayo waxaa laga yaabaa kuwo aan wax arag inay idinku xidhanyihiin.

  7. Ingineer ingineer NAGA kala daa ,magaciisa ugu yeer.somalidu magac jecelaa war ka waantooba ,hhhh injineere xildhibaane diktoore hhhhh.

  8. Mahadsanidin BRIT SOM TV. WARAR SUGAN AYAAD NOO SOO GUDBISAAN GUULAYSTA USTAAD ABDIHAFID IYO ENG AXMED GUREY JAZAAKUMULAAH KHAYR يحفظكم الله جميعا

  9. Ardogan pragmatic ah saxiib laheeyn lasaaxib ah danta turkiya meesha markaa aay taalo maskaxda turkiya

  10. Ingiriis maraykan ayaa god kuladhacay markuu isagu kudhacay. Shaydaanka ayaa ilaahay naar kabalanqaaday markaasuu yiri haddaanan keligay galayn naarta waa wax fcn. Soo Aadan dhoobo ilmihiisu ilagalimaayaan naarta. Waa guul kulahaa.

Back to top button